Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore. Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta ururka ee magaaladda Hargaysa. Waxaana…
