Xafladda Daah-furka Shirkadda LABBIS + SAWIRRO
Magaalada ISTANBUL ee dalka TURKEY ayaa lagu qabtay Xaflad lagu daah-furayay Shirkadda Dharka ee LABBIS. Xafladda daah-furka Shirkadda ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin, ganacsato, arday iyo dhammaan qeybaha kala duwan…
