|
Wararka
-
“Waa in aan dagaalka laban laabnaa joojinta ka ganacsiga Harimacadka”
Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta soo gebagabaysay tababar muddo shan maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa.
Tababarkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa ku...
Thursday, September 23, 2021
-
Siyaasi Bookh Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Weriye Gabiley Lagu Xidhay
Home
Soyaasi Maxamed C/laahi Bookh, ayaa canbaareeyay xadhiga weriye Maxamed Cabdi Cumar, oo maanta lagu xidhay magaaladda Gabiley.
Kadib markii uu weriyahaasi shalay warbixin ka soo diyaariyay dhibaatooyi...
Thursday, September 23, 2021
-
Xildhibaano G.Wakiiladda U Gudbiyay Mooshin Ka Dhan ah Haayadda Caymiska Qaranka
Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa golahaasi u soo gudbiyay mooshin la xidhiidha hab-raaca xil gudashadda haayadda Caymiska iyo fulinta go’aamadda maxkamadda sare.
Mooshinkaasi oo ay golaha u soo...
Wednesday, September 22, 2021
-
Ardayda Sanadkan Ka Qalin Jebinaya Jaamacadda ADMAS Oo Difaacday Buuggaagtoodda
Ardayda ka qalin jebinaya kuliyadaha kala duwan ee culuumta ay bixiso jaamacadda ADMAS faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa difaacday buugga ay ardaydu qoraan marka ay qalin jebinayaan.
Munaasibad balaadhan...
Wednesday, September 22, 2021
-
Badhasaabka Togdheer Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Heer Gobol
Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed C/laahi Ibraahim (Nafaqo), ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka Covid-19 ka dhegaystay masuuliyiinta caafimaadka heer gobolka.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafii...
Wednesday, September 22, 2021
-
Badhasaabka Togdheer Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Heer Gobol
Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed C/laahi Ibraahim (Nafaqo), ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka Covid-19 ka dhegaystay masuuliyiinta caafimaadka heer gobolka.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafii...
Wednesday, September 22, 2021
-
Maayarka Buuhoodle Oo Kormeeray Deegaamo Kala Duwan
Maayarka degmadda Buuhoodle iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku soo maray deegaamadda Dhalaamo-cune, Banyaal, Dogoble, iyo Bali Cad, oo ka tirsan gobolka Buuhoodle.
Maayarka degmadda Buuhoodle...
Wednesday, September 22, 2021
-
Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay Ceel Biyood
Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay
: Waxaa maanta deegaanka Camuud ee barriga magaaladda Boorama laga dhagax dhigay ceel biyood uu madaxweynaha Somaliland ugu deeqay bulshadda Boorama.
Ma...
Wednesday, September 22, 2021
-
“Mooshinkii goluhu ansixiyay ee go’aamadii haayadda Caymisku waxay ahayd sharci darro”…
Xildhibaan Mustafe Maxamed, oo ka mida golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixintii ay shalay golaha Wakiiladu ku meel mariyeen go’aankii maxkamadda sare ee haayadda Caymiska qarank...
Wednesday, September 22, 2021
-
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Asc, salaan ka dib si aan doodayda qiil ugu helo horta qoraagu waa kuma. Anigu waxan bartay cilmiga dhaqaalaha oo aan ku shaqaynayay muddo ka badan 20 sano, ...
Saturday, September 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|