DEG DEG :- Xisbiga Mucaaridka Somaliland oo ku dhawaaqay Go,aano Qodobaysan.
Hargeysa (Haldoor News):- Maanta oo ay Taariikhdu tahay 13 Nov. 2022 ayaa waxaa si rasmiya u dhamaaday Muddo xileedkii Shanta sanno ahaa ee la doortay Madaxwaynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa.…
