|
Wararka
-
Wasiirka Beeraha JSL Iyo Wefti Ka Socda Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Ee Uu Ka Socdo Mashruuc Biji.
Home
Warar
Maqalo
S
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa Maanta kormeer ku soo maray deegaannada Gobolka Gabiley ee laga fuliyey Mash...
Wednesday, September 29, 2021
-
Hargaysa: Wefti Ka Socday DDS Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay G.Guurtida
Wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida ee Itoobiya ayaa maanta booqasho ku yimid Somaliland.
Weftigaasi oo isugu jira qarreenno, guddoomiyaha maxkamadda sare ee dawlad deegaanka, iyo xubno kale ayaa booqday ...
Monday, September 27, 2021
-
Guddoomiye Ku-Xigeenkii Saddexaad Ee Waddani Oo Is Casilay Dhaliillana Ku Hurgufay
Guddoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Kayse Cali Geedi ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu xisgigaasi ka hayay.
Waxaanu sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay hogaankii x...
Monday, September 27, 2021
-
Guddoomiyaha Degmadda Faroweyne Oo Ka Warbixiyay Qorsheyaashiisa Horumarinta
Guddoomiyaha cusub ee degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex C/raxmaan Siyaad Aadan, ayaa ka wwrbixiyay waxyaabaha u qorshaysan ee uu doonayo inuu wax ka qabto.
Waxaanu sheegay in waxyaabaha uu ahmiyadda k...
Monday, September 27, 2021
-
Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Tiradda Covid19 U Geeriyooday
Home Latest News
Latest News
Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, qyaa ka warbixiyay xaaladaha xanuunka COVID19.
Waxaanu sheegay in todobadii maalmood ee u dan...
Monday, September 27, 2021
-
Miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2022-ka waa 37 bilyan 80% ayay korodhay”…
Maayarka degmadda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa sheegay miisaaniyadda dawladda hoose ee Boorama ay ku hawl gelayso sanadka 2022-ka ay korodhay.
Iyadoo miisaaniyadii sanadkan sii dhamaanaya ay dawladd...
Monday, September 27, 2021
-
Sool: Taliyihii Booliska Degmadda Xudun Oo La Dillay
Taliyihii ciidamadda booliska ee degmadda Xudun ee gobolka Sool ayaa ku geeriyooday iska hor imaad maanta dhex maray booliska iyo koox hubaysan.
Alle ha u naxariistee Cismaan Maxamed Saalax, ayaa la sheegay ...
Monday, September 27, 2021
-
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Xudun
Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dilkii iyo weerarkii maanta ka dhacay degmadda Xudun ee gobolka Sool.
Falkaasi oo uu ku geeriyooday taliyihii booliska ee degmadda Xudun, isla ma...
Monday, September 27, 2021
-
Waftiyo Ka Kala Socda Dalalka Qadar Iyo Sucuudiga Oo Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Ku Sugnaa Caasimada Somaliland Iyo Xogaha Laga Helayo!
-Laba Wafti Oo Ka Kala Socda Dalalka Qadar Iyo Boqortooyada Sucuudiga Ayaa Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Soo Gaadhay Caasimada Somaliland Ee hargaysa Kuwaasi Oo Aan la Shaacin socdaal ay ku yimaadeen Somaliland Iyo wax uu daarnaa...
Sunday, September 26, 2021
-
Madaxweynaha Jsl Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Ay Ka Heleen Dalka Taiwan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay 33 (Saddex iyo soddon) Arday oo ku guulaystay tartan loo galay deeq waxbarasho oo uu dalka Taiwan siiyey Jamhuuriyadda Somali...
Sunday, September 26, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|