|
Wararka
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray!
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo xildhibaano katirsan golaha ayaa ka Hadlay Dhaawicii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje Oo Aan Wali Xukuumada Soo Xidhin Masuulkii Weeraray taasi oo halis ku keenaysa abniga
...
Saturday, October 2, 2021
-
“Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe
Warning: Trying
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal ku tagay Gobolka Gbiley gaar ahaan magaalada Gabiley ayaa siweyn u amaanay waxqabadka Maa...
Saturday, October 2, 2021
-
Guddoomiyaha SOLJA Oo Shaaciyay Bilawga Tartanka Cawke Aword
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 ...
Saturday, October 2, 2021
-
Boorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray
Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi ku yeelanayso magaalada Boorama.
DAAWO WARKAASI:
&nbs...
Saturday, October 2, 2021
-
Laascaanood: Booliska Oo Magaaladda Ka ururiyay Dadka Ka Soo jeeda K.Soomaaliya By admin – October 2, 2021045 Laascaanood (HP): Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka ka soo jeeda koonfurts Soomaaliya. Hawl galadaasi ayay ciidamadda boolisku ku beegsanayaan dadka aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Sooomaaliya. Kuwaasoo u badan ganacsato ayaa la sheegay in ciidamadu ay suuqyadii ay ku ganacsanayeen ay ka ururiyeen, kadibna ay geeyeen meel xerro ah. Halkaasoo la isugu keenay ku dhawaad boqol qof oo ah dad aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya. Waxaanay wararku sheegayaan in xataa qaar ka mid ahaa ganacsatadaasi in meheradahoodii albaabadda la isugu dhuftay, isla markaana laga kexeeyay. Sababta keentay in magaaladda Laascaanood ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha tallaabo wax lagaga qabanayo amaanka magaaladaasi. Iyadoo ay mudooyinkan danbe magaaladda Laascaanood ka dhaceen dilal loo gaystay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda Somaliland ka tirsan. Dilalkaasi kala danbeeyay ee Laascaanood ka dhacay ayaan ilaa hadda cid loo qabanin, inkastoo ay booliska iyo maamulka gobolka Sool ba sheegaan in baadhitaan la waddo. Hase yeeshee kadib markii ay adkaatay in wax raad ah loo hello cidii ka danbaysay dilalkaasi ayaa ciidamadda amaanku ay tallaabadani qaadeen. Talaabadani ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha si amniga wax looga qabto, isla markaana loo xaqiijiyo sugnaantiisa ayay ciidamadda amaanku qaadeen. Dadkan laga ururiyay magaaladda Laascaanood oo meel xerro ah la isugu geeyay ayaa la sheegay in maalmaha soo socda loo tarxiilo dhinacaasi iyo koonfurta Soomaaliya. Geesta kale hawl galadani Laascaanood lagaga raafayo dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili ay magaaladaasi ku sugan yihiin wefti wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Weftigaasi oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo muddo saddex maalmood ah ku sugan Laasaacnood ayaa kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo uu maamulka gobolka Sool iyo haayadaha amaanku kaga hadleen tallaabadani lagu raafayo dadka aan u dhalan Somaliland ee ku nool Laascaanood.
Home
:Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka ka soo jeeda koonfurts Soomaaliya.
Hawl galadaasi ayay ciidamadda booli...
Saturday, October 2, 2021
-
Wargayska Financial Times Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Dedaalka Ay Somaliland Ugu Jirto Qaddiyadda Aqoonsi Raadinta Js
Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee Financial Times ayaa qoray warbixin ku Wajahan Jamhuuriyadda Somaliland iyo dedaalka ay muddada soddonka sannadood ah ugu jirto aqoonsiga caalamiga ah.
Warbixintaasi oo ay soo turjuntay Waka...
Wednesday, September 29, 2021
-
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Abniga.
Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo saaka uu dhaawacyo culus soo gaadhsiiyay suldaan saleebaan habaar oo ku weeraray isagoo maraya faiiska badhasaabka gobolka maroodi jeex...
Wednesday, September 29, 2021
-
Maayarka Caasimada Oo Fariin La Xidhiidha Maalinta Ololaha Nadiifinta Udiray Shacabka Reer Hargaysa.
Mayarka caasimada hargaysa ayaa shacabka reer hargaysa ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaha nadaafada caasimada hargaysa oo la fulin doono maalinta bari ah ee khamiista
Sidoo kale maayar cabdikariim ayaa ka hadlay sobobta ay...
Wednesday, September 29, 2021
-
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasirada gaadiidka iyo wadooyinka,xanaanada xoolaha,warfaafinta iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa caawa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood....
Wednesday, September 29, 2021
-
Roobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac!
Warning: Trying to access Roob Laxaad Leh oo ka da,ay deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil ayaa sobobay khasaaraha laba qof iyo dhaawac laba qof oo kale.
Gudoomiyaha degmada bulaxaar oo ka hadlay khasaa...
Wednesday, September 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|