-
LATEST NEWS Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galey Aas Qaranka Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuun Xasan Gadhweyne.
Madaxwwaynaha somailand muuse biixi cabdi iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ,siyaasiyiin iyo badi haldoorka somailand ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa loogu sameeyay wasiirkii hore ee...
Monday, October 4, 2021
-
Laascaanood: Weftiga Wasiirrada Oo Kulan La Yeeshay G.Deegaanka
Weftiga uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay golaha deegaanka Degmada Laascaanood.
Kulan ayaa daarnaa isbarasho, is xogg waraysi iyo sidii gob...
Sunday, October 3, 2021
-
Somaliland: Dhakhtar U Fadhiistay Imtixaan Deeq Waxbarasho Oo Ay Itoobiya Bixinayso
Waxaa saaka imtixaan deeq waxbarasho oo caafimaad oo ay dawladda Itoobiya ku caawisay Somaliland u fadhiistay lixdan dhakhtar oo reer Somaliland ah.
Deeqdaasi waxbarasho ee ay dawladda Itoobiya siisay dhakhaat...
Sunday, October 3, 2021
-
Golaha Guurtidda Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arrimaha Dhaqaalaha Dalka
Golaha Guurtidda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay halka uu marayo xaalka arrimaha dhaqaalaha ee dalka.
Waxaanay mudaneyaashu qodob qodob isku dul taageen meelaha ay Somaliland dhaqaalaha ka hesho, sid...
Sunday, October 3, 2021
-
D/Hoose Ee Saylac Oo Shaacisay Mashaariic Horumarineed Oo Ay Fulinayaan
Home Latest
: Dawladda hoose ee degmadda Saylac ayaa soo bandhigtay mashaariic horumarineed oo dhawr ah oo ay doonayaan in ay fuliyaan oo laga maalgelinayo mashruuca isku xidhka dawladaha hoose ee JPLG-...
Sunday, October 3, 2021
-
G/Deegaanka Laascaanood Oo Soo Dhaweeyay Hawl galadda Magaaladda Laga Waddo
Golaha deegaanka degmadda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa si buuxda u soo dhaweeyay hawl galadda ay xukuumadda Somaliland maalmahanba ka waddo magaaladaasi oo la xidhiidha arrimaha amaanka.
Maayarka magaaladda Laa...
Sunday, October 3, 2021
-
Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Gabiley iyo Golihiisa Deegaanka
Khilaaf xoogan oo banaanka u soo shaac baxay ayaa ka dhex qarxay badi xubnaha golaha deegaanka degmadda Gabiley iyo maayarka magaaladaasi oo ay ku eedeeyay inuu ku kacay falal musuq maasuq oo baahsan.
Waxaanay s...
Sunday, October 3, 2021
-
“Ganacsatadu waa in ay u soo jeestaan wax soo saarka dalka
Waxaa maanta magaaladda Hargaysa ka furmay shirka wada tashiga iyo diyaarinta qorshaha shanta sanno ee siyaasadda horumarinta ganacsatadda yar yar iyo kuwa dhexe ee Somaliland.
Waxaana shirkaasi si rasmiya u fu...
Sunday, October 3, 2021
-
Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Dadka Uga Raaftay Laascaanood
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay sababaha keenay inay dalka ka mastaafuriso boqollaal qof oo u dhashay degaanka Koonfur-galbeed ee dalka Soomaaliya oo laga saar...
Sunday, October 3, 2021
-
Hadaad Gabiley ku Heshiin weydaan Qarana ku Heshiin…” Faysal Cali-waraabe
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal cali xuseen Faysal caliwaraabe iyo wefti uu hogaaminaayo oo Socdaal ku tagay Gobolka Gbiley gaar ahaan magaalada Gabiley ayaa siweyn u amaanay waxqabadka Maayor Maxamed-Amiin...
Saturday, October 2, 2021
« Previous Page — Next Page »