|
Wararka
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Soo Dhaweeyay Hawlgaladda Xukuumadda Ka Waddo Laascaanood
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, ayaa soo dhaweeyay tallaabadda ay xukuumadda Somaliland magaaladda Laascaanood kaga raafayso dadka ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya.
Waxaanu sheegay in hawl galkaasi uu yahay...
Thursday, October 7, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Xanuunka Covid19
Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, k...
Thursday, October 7, 2021
-
“Rooble hadduu joogi lahaa Somaliland kuwii aynu gawaadhiga saarnay ayuu noqon lahaa”
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay raysal wasaaraha maamulka taagta daran ee Soomaaliya.
Hadalkaasi oo la xidhiidhay in raysal wasaare ...
Thursday, October 7, 2021
-
Maxkamadda Ceerigaabo Oo Xukunno Ku Riday Ragg Dhuxulaysato ah
Maxkamada degmada Ceerigaabo ayaa maanta xukun ku riday ragg lagu eedeeyay in ay caadaysteen jarista dhirta qoyan oo ay Dhuxul ka shidaan.
Sidoo kale waxay maxkamadu xukuntay gaadhigii ay wateen nimankaasi,...
Thursday, October 7, 2021
-
Boorama: Wasiirka Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Kaydka Dhiigga
Wasiirka Caafimadka Somaliland ayaa maanta Xadhiga ka jaray xarunta lagu kaydiyo Dhiigga iyo xarun lagu sifeeyo Kelyaha oo laga hirgeliyay cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama.
Wasiirka wasaaradda caafimadka S...
Thursday, October 7, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaarradaha Dawladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay agaasimeyaasha guud ee wasaarraddaha dawladda iyo guddoomiyeyaasha haayaddaha dawladda qaarkood.
Inkastoo aan isku shaan...
Thursday, October 7, 2021
-
Bal Day Waa Maato Iyo Maxas Dumar Iyo Caruur ah, Dadka Loo Nisbaynayo Ee Loo Ciqaabayo Dilalkii Ka Dhacay Laascanood”Cali Guray. “
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee sida madaxa Banaan uga hadla Xaaladaha ka jira Somaliland iyo geeskaba africa ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay in somaliland laga tarxiilo da...
Monday, October 4, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley!
Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye Ayaa maalinta bari ah Kulan deg deg Ah Iskugu yeedhay xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Gabiley kaasi oo 8;00AM ka dhici doona xarunta xafiiska Badhasaabka gobol...
Monday, October 4, 2021
-
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka,
Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa iska fogeeyay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley kuwaasi oo warbaahinta ka weeraray
Sidoo kale maayarka gabiley ayaa...
Monday, October 4, 2021
-
Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Mudada la Qabanayo Araajida Musharixiinta,
Gudida qaban qaabada shirwaynaha xisbiga wadani ayaa shaaciyay in la qabanayo araajida xubnaha utartamaya xilalka gudoomiyaha, xoghayaha guud, gudoomiye kuxigeenka
Sidoo kale gudida qaban qaabada ayaa faah faahin ka bixiyay halk...
Monday, October 4, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|