|
Wararka
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaaftu Waa In Uu Iscasilaa Mar Haddii” Siyaasi Cabdiqaadi
Dood habeenkii xalay lagu qabtay magaalada Hargaysa islamarkaana ay kaqayb galeen Aqoonyahan,siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa lagu falan Qeeyay qaabka looso dooranayo xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo mudadii somalil...
Saturday, October 9, 2021
-
DAAWO;-Falan-qaynta Qaabka Loo soo Dooranayo Mudanayaasha Golaha Guurtida
Dood habeenkii xalay lagu qabtay magaalada Hargaysa islamarkaana ay kaqayb galeen Aqoonyahan,siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ayaa lagu falan Qeeyay qaabka looso dooranayo xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo mudadii somalila...
Saturday, October 9, 2021
-
Muj Ibrahim Dhagayne Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Deg Degtay Go,aanka Dadka Shacabka Ay kaga Raaftay Magaalada Laascanood
Muj ibraahim xuseen dhagawayne oo kamid ah haldoorka halgamayaashii Snm ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay In xukuumada Somaliland dad maati oo kazoo jeeda koonfurta somaliya ay ka raafto magaalada laascanood
HALKAN KA DAAWO MUUQ...
Friday, October 8, 2021
-
Xuska 110 Guurrada Ka Soo Wareegtay Madax Banaanidda Taiwan Oo Hargaysa Lagu Qabtay
Home Latest News
Latest News
Xuska 110 Guurrada Ka Soo Wareegtay Madax Banaanidda Taiwan Oo Hargaysa Lagu Qabtay
By admin -
October 8, 2021
0
57
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland...
Friday, October 8, 2021
-
Waxaan ku shaqayn doonaa siyaasadda xukuumadda waxaanan u arkaa”…
C/rashiid Caydiid Yaasiin, oo uu shalay madaxweynaha Somaliland u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa ka dareen celiyay xilkaasi.
Waxaanu sheegay inuu xilkaasi u gudan doon...
Friday, October 8, 2021
-
Wasiir Toorno Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Ku Dhaqmaan Go’aamadda Guddiga Heer Qaran Ee Covid19
Wasiirka waxbarashadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa bulshadda uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunka Coronavirus oo muddooyinkan danbe si xawli ah u faafaya.
Waxaanu sheegay in dadweynaha ...
Friday, October 8, 2021
-
“Waan ku hanbalyaynayaa Somaliland in ay ka qabsoomeen doorashooyin xor iyo xalaal ah waxaanay tusaale u tahay dimoqraadiyadda Afrika”
Safiirka dawladda Taiwan u fadhiya caasimadda Somaliland ee Hargaysa Ambassador Allen C. Lou, ayaa Somaliland ku bogaadiyay in ay Afrika tusaale fiican ugu tahay dimoqraadiyadda ay ku talaabsatay mudadda ay jirt...
Friday, October 8, 2021
-
Laascaanood: Tababar Loo Qabtay Shaqaalaha Xarumaha Caafimaadka Dawliga iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay
Home Latest News
Latest News
Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa tababar u soo xidhay kal-kaalieyaasha ka shaqeeya cusbitaalka dhimirka ee magaaladda...
Friday, October 8, 2021
-
Golaha Guurtidda Faransiiska Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay U Qabsoomeen Doorashooyinkii Somaliland
Home Latest News
Golaha Guurtidda ee dalka Faransiiska ayaa Somaliland ku bogaadiyay hanaankii iyo sidii quruxda badnayd ee ay uga qabsoomeen doorashooyinkii isku sidkanaa ee dhacay badhtamihii san...
Friday, October 8, 2021
-
Dhismaha Xarunta Ciidamadda Birmadka Ee Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray
Weftiga ka socda xukuumadda Somaliland ee ku sugan magaaladda Laascaanood ayaa maanta ka qayb galay munaasibad xadhiga lagaga jarayay dhismaha xarunta ciidanka Birmadka ee gobolka Sool oo laga hirgeliyay magaaladda Laascaano...
Thursday, October 7, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|