-
Dawladaha Hoose Ee Boorama Saylac iyo Gabiley Oo Loo Qabtay Kulan Aqoon Is Waydaarsi ah
Kulan aqoon korodhsi ay maanta magaaladda Gabiley uga furmay masuuliyiinta dawladaha hoose ee degmooyinka Boorama, Saylac iyo Gabiley.
Kulankaasi waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ...
Monday, October 11, 2021
-
Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka
Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee taageeridda haweenka ganacsatadda ah.
Waxaana mashruuca H...
Monday, October 11, 2021
-
Siyaasiyiin Ka Soo Goostay Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani
Hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbiga si ballaadhan ugu soo dhaweeyay siyaasiyiin miisaan culus oo ku soo biiray xisbiga kana soo baxay xisbiga KULMIYE.
Guddoomiyaha Xisbiga WA...
Sunday, October 10, 2021
-
Maalinta Dhimirka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
Sanad kasta 10-ka bisha October waxaa wadamo badan oo caaalamka ah laga xusaa maalinta Dhimirka adduunka, taasoo la isku xasuusiyo sidii loo daryeeli lahaa dadka qaba xanuunkaasi.
Waxaana maanta magaaladda Harga...
Sunday, October 10, 2021
-
Itoobiya Oo Somaliland Ku Caawisay Hal Milyan Oo Geed
Dawladda federaalka Itoobiya ayaa shaacisay in ay jamhuuriyadda Somaliland ku caawinayso dhir gaadhaysa hal milyan oo geed oo noocyo kala duwan isugu jira.
Tallaabadaasi ayaa qayb ka ah qorshe ay horaantii...
Sunday, October 10, 2021
-
Shirweynaha Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Beebista Oo Hargaysa Ka Furmay
Shir weynaha guud ee guddida shuurada ee guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa.
Kaasoo ay ka soo qayb galeen qaar ka mida golaha wasiirrada, gudoomiye ...
Sunday, October 10, 2021
-
Golaha Deegaanka Baligubadle Oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2022-ka
Home
Golaha deegaanka ee degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd ayaa manata ansixiyay miisaaniyad sanadeedka uu golahaasi ku shaqaynayo sanadka 2022-ka uu golahaasi ku shaqayn lahaa.
Kadib kal-fadhi ay maan...
Sunday, October 10, 2021
-
FOOLAAD IYO FAHAMKAYGII
FOOLAAD IYO FAHAMKAYGII
_=========================
Intii uu ka hilaacay kacaankan buugaag qoristu guud ahaanba magaalooyinka ay soomaalidu degto gaar ahaan ka ka muuqday caasimada somaliland ee ...
Sunday, October 10, 2021
-
iga ucid ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil iyo xubno kale isagoo talaaboooyinka qalafsan ee ay xukuumadu ku kacayso iyo dadka bilaa ujeeada lays kaga xidhayo. Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in cadowga Somaliland shalay ku mashquulsanaayeen dugsiga abaarso hadana ay ku mashquulsan yihiin arinta laascanood HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
iga ucid ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha xisbiga ee gobolka saaxil iyo xubno kale isagoo talaaboooyinka qalafsan ee ay xukuumadu ku kacayso iyo dadka bilaa ujeeada lays kaga xidhayo.
Sidoo kale gudoomiy...
Saturday, October 9, 2021
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Dalada Sonsaf Ku Eedeeyay In Ay Ku Kacday Qaran Dumis, Haayadaha Dawladana Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado.
Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Dalada Sonsaf Ku Eedeeyay In Ay Ku Kacday Qaran Dumis, Haayadaha Dawladana Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado.
...
Saturday, October 9, 2021
« Previous Page — Next Page »