-
Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo Hambalyo u Diray Maalinta Shuhadda SNM ee 17-ka October
Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM.
Gudoomiyaha a...
Saturday, October 16, 2021
-
BAAFIN: Koos Maxamed Cali
Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii Koos fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:
Telephone: 00 252 63 4426833...
Saturday, October 16, 2021
-
asiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Waramay Qorshaha Ictiraaf Raadinta Ee Uu Doonayo In Uu Ku Hago Siyaasada Arimaha Dibada
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta Somaliland.
Wasiir Ciise Kayd wuxuu sheegay in xafiisyada diblum...
Tuesday, October 12, 2021
-
Tallaabadani Waa Ictiraaf Dahsoon, Waxa Ay Horseedi Doontaa Shaqo Abuur Dhan 53 Kun Oo Shaqo” Amb Bashe Awi
Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Kenya Baashe Cawil Cumar, ayaa ku tilmaamay aqoonsi dadban maal gashi ay dalal Somaliland ku jirto ay ku samaynayso Hay’adda Maalgashiga Horumarinta u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska.
Qoraa...
Tuesday, October 12, 2021
-
Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka
Home Latest
Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad ee Barnaamijka Hodmiye ee taageeridda haweenka ganacsatadda ah.
...
Tuesday, October 12, 2021
-
“Madaxweynuhu wuxuu amray in sanadkan Dhaamam badan oo haayad ama caalamka aan laga codsanin in aynu hantideen na ku qodano”
caalamka
Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka laga hirgeliyo Dhaamam biyoodyo fara badan si looga baxo biyo yaraanta...
Tuesday, October 12, 2021
-
Xarunta Maaraynta Xogta Dhulka iyo Biyaha Oo La Dhagax Dhigay Hargaysa
Xubno ka mid aha golaha wasiirradda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta maaraynta xogta dhulka iyo biyaha oo laga hirgelinayo xarunta wasaaradda deegaanka ee maagaladda Hargaysa.
Xaruntani o...
Tuesday, October 12, 2021
-
ildhibaan Indho Indho Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Reer laascanood Ku Dhaliilay Dadkii Laga Raafay Magaaladooda
Xildhibaan Indho Indho Oo katirsan golaha guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka sool ayaa si kulul uga jawaabay hadalo dhawaan kazoo yeedhay xildhibaan maxamed abiib oo katirsan golaha wakiilada lagana soo doortay gobolka awd...
Monday, October 11, 2021
-
Maxaa Kasoo Baxay Gudidii Wasiir Cabdiwali Hogaaminayay Ee Xal Uhelida Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley!
Xogo Dheeraada Oo Laga Helayo Gudidii Xal U Helida Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley + Dalabka Ay Ugudbiyeen Garabka Xildhibaanada Mucaaridka!
GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technoljiyada jsl Cabdiwali Shei...
Monday, October 11, 2021
-
“Maalinta Khamiista culimadda la karaameeyo Qubuurahoodda ayaa la soo booqan jiray oo la dul fadhiisan jiray
Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa sheegay in is bedel weyn uu ku yimid dhinaca barashadda cilmiga diinta islaamka ee xiligan la joogo.
Taasoo aad uga du...
Monday, October 11, 2021
« Previous Page — Next Page »