|
Wararka
-
Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheegayna In Uu Sharciga La Tiigsanayo
Wasiir cabdilaahi abokor ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal uu dhawaan gudoomye faysal warbaahinta umariyay kadib markii wasiir cabdilaahi eedo usoo jeediyay
Hadal gudoomiye faysal iyo musuq maasuqii uu ku eedeeyay wasiir cabdil...
Tuesday, October 19, 2021
-
Badhasaabka gobolka gabiley,maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa magaalada arabsiyo ka dhagax dhigay garoon kubada cagta kaasi oo ah hirgalinayso dawlada hoose ee degmada gabiley.
Maayarka magaalada gabiley iyo xildhib...
Tuesday, October 19, 2021
-
Wasiirka Beeraha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.
Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha somalilad oo ay weheliyaan wafti ka socday dalka Holland ayaa kormeer ku tagay mashruuca banta wajaale ee gobolka gabiley oo xukuumadu ka beertay dalagyo kala duwan.
Waftigan uu wasiirku ho...
Monday, October 18, 2021
-
Saldhiga booliska Xudun dayactir badan buu u baahan yahay ciidan iyo gaadiid ma leh”…
Wasiirka warfaafinta Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta kormeer ku tegay xarumaha dawladda ee degmadda Xudun oo ka tirsan gobolka Sool.
Wasiirka ayaana k...
Monday, October 18, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimaha Guud Oo Soo Kormeeray Xarumaha Caafimaadka Caynaba
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi oo safar shaqo ku maraya goboladda Bariga dalka ayaa maanta kormeer ku soo maray xarumaha caafimaadka ee magaaladda Caynaba ee xarun...
Monday, October 18, 2021
-
Laascaanood: U Jeedadda Kulan Ay Wasiirro La Yeeshay Bulshadda
Xubnaha weftiga wasiirrada Somaliland ee ku sugan Laascaanood ayaa maanta kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda ku nool degmadda Laascaanood.
Kulankaasi oo ka qabsoomay hotel Casuur ee magaaladda ...
Monday, October 18, 2021
-
Muqdisho: Rooble Oo Maamuusay Ergada Soomaaliya Ku Metalayay Kiiska Badda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca Baddeenna.
Ergadaasi oo uu hogaaminayey Ra’ii...
Monday, October 18, 2021
-
Dadka Aanu Laascaanood Ka Rarayno In Lacag Lagu Doonaa, Waa Ku Ceeb Qaramada Midoobey.”Madaxweyne Biixi.
“Dadka Aanu Laascaanood Ka Rarayno In Lacag Lagu Doonaa, Waa Ku Ceeb Qaramada Midoobey.”Madaxweyne Biixi oo si kulul ugu jawaabay haayada qaramada midoobay uqaabilsan arimaha minidaantanimada ee OCHA
...
Sunday, October 17, 2021
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Sanad 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 37-guurada kasoo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo sannad walba dalka laga xuso.
Munaasibaddan oo a...
Sunday, October 17, 2021
-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fariin U Diray Sarifleyaasha Lacagaha
Baanka dhexe ee somaliland ayaa ku wargeliyay dhamaanba sarifleyaasha kala duwan ee ka hawl galla dalka in ay muddo laba todobaad ah liisamadoodda ku cusboonaysiistaan.
War-saxaafadeed ka soo baxay guddoomi...
Sunday, October 17, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|