|
Wararka
-
Maareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Go,aanka Fly Dubai Ku Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Hargaysa.
Maareeyaha haayada duulista iyo madaarada Somaliland cumar sayid ayaa ka hadlay go,aan shirkada fly dubai ku joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland oo uu sheegay in ay iyadu go,aansatay islamarkaana aan jirin wax cul...
Saturday, October 23, 2021
-
Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.
Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay Dab Qabsaday Meherad ah oo ku taalla xaafada Sheedaha.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey meheradihii u dhawaa,mana Jirin dhaawac ...
Saturday, October 23, 2021
-
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada-hadaladii Udhexeeyay Siyaasi Maxamuud Xaash
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada-hadaladii Udhexeeyay Siyaasi Maxamuud Xaash
https://youtu.be/us-Lyln8mQ4...
Saturday, October 23, 2021
-
Hargaysa: Kulan Ku Saabsan Dib U Eegista Hagaha Maaraynta Cudurrada Ku Dhaca Dhalaanka
Kulan hawleed ku saabsanaa dib u eegista Hagaha Maaraynta cudurrada isku dhafan ee ku dhaca dhalaanka da’doodu ka yar tahay Shanta sanadood ayaa lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa.
Kulan hawleedkaa...
Friday, October 22, 2021
-
Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa
Ugaaska guud ee beelaha Ciise ugaas Mustafe ugaas Ibraahim, iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa maanta casuumad hadhimo sharafeed ah loogu sameeyay magaaladda Hargaysa.
Casuumadaasi ...
Friday, October 22, 2021
-
Muqdisho: Qodobadda ay Ku Heshiiyeen Farmaajo iyo Rooble
Khilaafkii ka dhex taagnaa madaxweynaha iyo raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegay in xal laga gaadhay.
Kadib dhex dhexaadin uu maalmahanba labadda masuul ka dhex waday madaxweynaha dawlad goboleedka Koonf...
Friday, October 22, 2021
-
Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Casuuntay Wefti Ka Socda DDS Itoobiya
Wasiirka deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta qado sharaf ku maamuustay wefti ka socda Itoobiya oo ku sugan magaaladda Hargaysa.
Weftigaasi Itoobiyaan ka ah oo uu hogaaminayo...
Friday, October 22, 2021
-
Maamulka Degmadda Sheekh Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Ay Fuliyeen
Degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa horumar aad u balaadhan oo dhinacyo kala duwan leh ku talaabsatay mudadda ay xilka hayeen maamulka cusub ee badhtamihii sanadkan la soo doortay.
Waxaanay maamulka cusub fu...
Friday, October 22, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Laga Soo Saaray Go,aamo La Xidhiidha Mushkiladaha Dhulka Iyo Isticmaalka Baraha Bulshada!
Fadhigii 81aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Sonmaliland oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey...
Thursday, October 21, 2021
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna Magacdaray Xaliimo British
Xildhibaan barkhad batuun iyo waxgaradka xaafada daami oo uu weheliyo maayar kuxigeenka caasimada hargaysa ayaa saaka dhagax dhigay xanaano ay yeelanayso xaafada daami oo uu xildhibaanku hore ubalanqaaday dhaqaale isaga lasiiyay u...
Thursday, October 21, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|