|
Wararka
-
Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.
Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in maanta farogalin lagu sameeyo saldanada guud ee subeer awal oo maalmihii udanbee...
Tuesday, October 26, 2021
-
“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi.
Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin Karaan Iyo Sharciyo Ay Leeyihiin, oo iyagu ku gaar ah balse hadii uu ka horyimaado dawlada dhexe ay waajib...
Tuesday, October 26, 2021
-
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Aw Ciise Gacanloo Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Galabta Magaalada gabiley ku Geeriyooday Marxuum Aw ciise Jaamac Qaalib oo kamid ahaa Odayaashii kazoo qayb qaatay halgankii dib uxorayta iyo dib udhiskii dalka S...
Tuesday, October 26, 2021
-
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Fly Dubai, Sheegayna In Loo Cadaadinayo Dano Gaar Ah.
Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani Xamse cabdiraxmaan Khayre ayaa ka hadlay diyaarada fly dubai oo joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland isagoo sheegay in xukuumadu cadaadis ku hayso iyadoo udanayn...
Sunday, October 24, 2021
-
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Xukuumadu Ka Hirgelisay Tog-Wajaale
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xahdiga ka jaray mashaariic kala duwan oo ay xukuumadu ka hirgelisay magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.
Mashaariicd...
Sunday, October 24, 2021
-
Shir Ku Saabsan Doorka Ganacsatadu Ka Qaadan karaan Bad-baadinta Deegaanka Oo Hargaysa Lagu Qabtay
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furtay shir dood wadaag ah oo la xidhiidha arrimaha deegaanka iyo doorka ay ganacsatadu ka qaadan kara...
Sunday, October 24, 2021
-
“U jeedadda socdaalkayagu waxay tahay in cidii buurraha oodatay ay farraha ka qaado”…
Maayar ku-xigeenka degmadda Sheekh oo ay wehelinayeen masuuliyiin iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmadaasi ayaa soo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmadaasi.
Deegaama...
Sunday, October 24, 2021
-
Laascaanood: Wasiirro Kormeeray Xafiisyadda Wasaarradaha Cadaaladda iyo Waxbarashadda
Xubnaha wasiirrada iyo masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda Somaliland ee hawlaha shaqo u jooga magaaladda Laascaanood ayaa maanta kormeeray xafiisyadda ay magaaladda Laascaanood ku leeyihiin wasaarradaha waxbar...
Sunday, October 24, 2021
-
Wajaale; Dugsiga Sare Ee Kaamil Ciise Oo La Gaadhsiiyay Deeq Lagaga Qayb Qaadanayo Dhismaha laba Fasal Oo Lagu Kordhinayo.
October 22, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-faceb...
Saturday, October 23, 2021
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Kasoo Baxay Gobolka Saaxil Oo Gaadhay Berbera Iyo Ururka Geelayaasha Oo Soo Dhaweeyay
Xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doorto gobolka saaxil ayaa maanta safar ku tagay magaalada berbera iyadoo ay soo dhaweeyeen ururka geelayaasha dekeda berbera oo iyagu mudooyinkii udanbeeyay ka cabanayay shirkada gacanta...
Saturday, October 23, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|