-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb Gallay Xuska Aasaaska Ciidamadda Booliska
Waxaa maanta si weyn magaaladda Hargaysa iyo goboladda dalka qaarkood looga dabaal-degay xuska 28 guurrada ka soo wareegtay aasaaska ciidamadda booliska Somaliland oo sanad kastaba 3-da bisha November la sameeyo.
Madaxweyne Muu...
Wednesday, November 3, 2021
-
Hargaysa: Ururka Baananka Gaarka Loo Leeyahay Oo La Daah-furay
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay furitaanka urur ay ku midaysan yihiin Baananka gaarka loo leeyahay ee ka hawl gala dalkan Somaliland.
Ururkan ay ku miday...
Wednesday, November 3, 2021
-
“Waxaan iska xil saarnay sidii loo dhisi lahaa kalsoonida shacabka iyo booliska”…
Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa si qoto dheer u sharraxay sida uu taliye ahaan xilka isaga saaray sidii loo dhisi lahaa kalsoonida wada-shaqayneed ee ka dhaxaysa ciidanka iyo dadka shacabka ka ah.
Waxaa...
Wednesday, November 3, 2021
-
Bilawga Talaalka Covid-19 Ee Johnson Johnson Oo Somaliland Laga Daah-furay
Wasiirka caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay talaalka cusub talaalka ee xanuunka Coronavirus ee Johnson Johnson.
Daah-furka talaalkaasi waxaa wasiirka ku ...
Wednesday, November 3, 2021
-
Puntland lagama filayn la yaab ayaanay nagu noqotay colaad uguma hayno”…
: Madaxweynaha Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay tallaabadii uu dhawaan ku kacay baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee ay ku dalbanayeen in Somaliland lagu darro liiska kooxaha argagixisadda ah.
Waxaanu sheegay in ...
Wednesday, November 3, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Itoobiya Iyo Ciidamada Tigrey Oo Kaabiga Usaaran caasimada +Eedaha Raysal wasaare Abiye
Dagaalada udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo jabhada tigray ayaa halkii uqadhaadhayd maraya kuwaasi oo ciidamada tigrey ay qabsadeen deegaano muhiim islamarkaan ay usoo jeedaan dhinaca caasimada itoobiya oo la sheegay in...
Tuesday, November 2, 2021
-
Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Sool
Badhasaabkii hore ee gobolka gabiley ee adaxwynaha somaliland ubadalay gobolka sool Cabdikariim xaaji Aadan diiriye ayaa ka dareen celiyay farsad markale madaxwayne biixi siiyay in uu gobolka sool umagacaabo
Sidoo kale badhasaab...
Tuesday, November 2, 2021
-
LATEST NEWS Wasiiro Xuuumada Katirsan Oo Gaadhay Deegaanka Fiqi Ayuub Iyo Ujeedada Kulan Ay la Qaateen Bulshada!
Wasiirada macdanta iyo tamarta, cadaalada, arimaha dastuurkasomailand oo ay weheliyaan maamulka gobolka togdheer ayaa gaadhay deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ismarkaana ay dhowr jeer khilaaf soo kala dhexgalay s...
Tuesday, November 2, 2021
-
“2018-kii waxaanu isla qaadanay afar bilood iyo 40 KM Mawliid 90%”…
Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyaynta Somaliland ayaa karti iyo daacadnimo shaqo ku amaanay agaasimaha cusub ee haayadda waddooyinka Somaliland ee dhawaan la magacaabay.
Waxaanu sheegay in agaas...
Tuesday, November 2, 2021
-
Goob Joogeyaashii Caalamiga ahaa Oo Bogaadiyay Doorashooyinkii Somaliland
G
oob joogeyaashii caalamiga ahaa ee kormeerayya doorashooyinkii Somaliland ka dhacay bishii May ee sanadkan ayaa si weyn ugu amaanay Somaliland qabashadda doorashooyinkaasi oo ay ku tilmaameen mid calaamad muhiim ah u noqotay di...
Tuesday, November 2, 2021
« Previous Page — Next Page »