|
Wararka
-
Wasiir Ku-Xigeenka Biyaha Oo Soo Kormeeray Xarumaha Biyo-soo-saarka Wajaale
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda biyaha Somaliland Axmed Jibriil, oo maalintii labaad socdaal shaqo ku jooga gobolka Gabiley ayaa maanta kormeer ku soo maray xarumaha biyo-soo-saarka ee magaaladda Wajaale.
Kormeerkaasi waxaa wasiir k...
Wednesday, April 13, 2022
-
Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Saxafiyiin Lagu Xidhay Hargaysa
Ururka suxfiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay Afar wariye oo ka kala tirsan warbaahinta Somaliland oo maanta gelinkii danbe lagu xidhay magaaladda Hargaysa, sabab la xidhiidha dhacdadii Jeelka wayn ee Hargaysa....
Wednesday, April 13, 2022
-
Doon U Rarnayd Ganacsade Reer Somaliland Ah oo Gubatay
Doon ganacsi oo u rarnayd ganacsade Rashiid Ibraahin Ciise oo reer Somaliland ah, ayaa dab qabsaday kadibna dagtay xili ay rar kasoo qaaday magaalada Cadan ee dalka Yemen kuna socotay dekedda Berbera.
Cali Ducaale oo ah mulkiilah...
Tuesday, April 12, 2022
-
Jabuuti oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiisay Dadkii Ku Hanti Beelay Suuqa Waaheen
) – Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa waxaa uu ka hadlay hawlaha caawimada eè Jabuuti u soo dirtay Somaliland taas oo wax loogu qabanayo dadkii hantidoodii ay ku burburtay suuqii Waa...
Tuesday, April 12, 2022
-
Aas Loo Sameeyay Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Booliska oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
– ALLE haw naxariista waxa maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, aas Qaran loogu sameeyay askari ka tirsana ciidanka booliska Somaliland, ee gobolka Sanaag, kaas oo ku geeriyooday shil gaadhi, xilli ay ciidamada...
Tuesday, April 12, 2022
-
Khilaaf Horleh oo Ka Dhex Qarxay Xukuumadda iyo Dowladda Hoose Hargeysa
Waxaa soo shaac baxay Khilaaf horleh oo cirka isku sii shareeray oo u dhaxeeya Xukuumadda Somalaland iyo dowladda hoose ee magaalada Hargeysa, islamarkaana salka ku haya cida maamuleysa dib u dhiska suuqii gubtay ...
Tuesday, April 12, 2022
-
Jaaliyadda Soomaalida Ee Mareykanka oo Dhaqaale U Uruurinaya Suuqa Waaheen
Jaalliyadaha Soomaalida ee dalka Mareykanka, ayaa isu urursanaya sidii ay dhaqaale ugu ururin lahaayeen dadkii ku hanti belay dabkii baabiiyay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.
Soomaalida Mareykanka, ayaa waxaa ay dhinac iska ...
Tuesday, April 12, 2022
-
waxay ugu baaqday Wasiirrada Maaliyadda ee Jabuuti, Itoobiya Iyo Soomaaliya Inay Ixtiraamaan Madax-b
Hargeysa (Geeska) – Dawladda Somaliland, ayaa gaashaanka u daruurtay Qorshe uu soo bandhigay Wasiirka Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale.
Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa Qoraal uu ku...
Monday, April 11, 2022
-
Badi Xildhibaanada golaha Deegaanka Berbera iyo Maayar ku xigeenkooda ka hadlay Muranka reer Burco ka dhexeeya
Badi Xildhibaanada golaha Deegaanka Berbera iyo Maayar ku xigeenkooda ka hadlay Muranka reer Burco ka dhexeeya
...
Sunday, April 10, 2022
-
Shirkada Telesom oo ku Wareejisay Gudida Culimada Suuqa Waaheen Lacag $500,000 oo ay balan qaadeen+Sawiro
Shirkada Telesom oo ku Wareejisay Gudida Culimada Suuqa Waaheen Lacag $500,000 oo ay balan qaadeen+Sawiro
Hargeysa(GNN):-Shirkadda Telesom oo Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee Gargaarka Suuqa Waaheen Guddoonsiiyey Nus malyuun D...
Sunday, April 10, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|