Wasaaradda Deegaanka oo Bilawday Wacyigelin Ku Saabsan Ilaalinta Deegaanka
)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta degaanka.
Wacyigelintaasi ayay maalintii shalay wasaaradu ka bilawday gobolka Awda...
Sunday, April 24, 2022
Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay
Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in waraysi ay bixisay awgeed loogu soo hanjabay.
Fannaanada, ayaa sidoo kale waxba kama jiraan...
Sunday, April 24, 2022
Guddiga Qandaraasyadda Oo Kormeeray Mashaariic Ka Socda Gabiley
Guddoomiyaha guddiga qandaraaayadda qaranka Somaliland oo ay wehelinayeen masuuliyiin guddigaasi ka tirsan ayaa maanta kormeerro ku tegay gobolada Gabiley iyo Awdal.
Waxaanay guddoomiyaha xubnaha la socday soo kormeereen dhismeyaa...
Sunday, April 24, 2022
Maxaa Ku Soo Kordhay Wada-hadallada Sacuudiga iyo Iran?
Dalalka sida weyn isku haya ee Iran iyo Saudi Arabia, ayaa magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq dib uga bilaabay wadahadallo la hakiyay bishii March, sida ay Sabtida maanta faafisay wakaaladda wararka Iran ee Nour News.
Dhinaca Sacu...
Kenya oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland
– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Kenya, ayaa sannadki...
Saturday, April 23, 2022
Somaliland iyo DDS Ethiopia oo Heshiis Ka Gaadhay Sicir-bararka Wajaale
Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa heshiis ka gaadhay dhibaatooyinka sicir-bararka ee sarifka lacagaha ee magaaladda Tog-Wajaale.
Heshiiskaasi ayaana la xidhiidha sidii wax looga qaban lahaa sicir-bararka sa...
Saturday, April 23, 2022
Kenya oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland
– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Kenya, ayaa sannadki...
Saturday, April 23, 2022
“Biyo deg deg ah ayay u baahan yihiin in loo soo daayo…”
):Xubno ka tirsan guddiga abaaraha ee gobolka Sool ayaa maanta gaadhay degmadda Xudun oo ka tirsan gobolka Sool.
U jeedadda safarka ay xubnaha guddiga abaaraha Sool ku tegeen Xudun iyo deegaamadda hoos yimaadda ayaa la xidhiidhay...