Roob Dabaylo Watay oo Baa’biiyay Suuqii Degmada Taleex
Wararka naga soo gaadhaya degmada Taleex ee gobolka Xaysimo ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegayaan in Roob dabaylo watay oo khasaare sababay ay ka da’een Degmadaasi.
Roobkan dabaysha watay, ayaa lagu soo waramayaa inay waxyeel...
25 Musharax oo Isu Diiwaangeliyay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
) – In ka badan 25 musharax, ayaa illaa hadda isu diiwaangeliyey doorashada madaxweynaha Soomaaliya, iyaga oo shahaadada musharaxnimo ka qaatay guddiga doorashada ee baarlamanka.
Diiwaangelinta musharaxiinta, ayaa shalay ka bil...
Monday, May 9, 2022
Askarigii Dilay Najma Cabdillaahi oo Dil Toogasho Lagu Xukumay
Maxkamadda Ciidanka Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa ciidamada milateriga Somaliland, kaas oo saddexdii bishan May toogasho ku dilay marxuum...
Monday, May 9, 2022
President Somaliland Annual Address to Joint House of Parliament
Somaliland President Muse Bihi Abdi, today delivered his annual address to the two houses of parliament.
The President, in his speech, addressed foreign policy, the economy, elections, The WAAHEEN Market Fire, Economic Infrastruc...