“Waan ku amaanayaa wasaaradda iyo xukuumada ba waana…”
Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa xukuumadda madaxweyne Biixi ku bogaadiyay in ay samaysay goobo lagu barto dastuurka dalka iyo waddaniyadda.
Waxaanu sheegay guddomiyuhu in arrintaasi ay tahay...
Wednesday, May 11, 2022
Madaxweyne Biixi oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadda Soomaaliya
)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadda madaxweynenimo ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ka qayb qaadanaya doorashadaasi.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,...
Wednesday, May 11, 2022
Sool: Shir Lagu Nabadaynayay Laba Beelood oo La Soo Gebagabeeyay
- Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay shir lagu heshiisiinayay laba beelood oo walaalo ah degaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool.
Waxa kaloo shirkaasi xidhitaankiisa ka qayb ga...
Wednesday, May 11, 2022
Badhasaabka Gabiley Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degaanka Caadda
: Badhasaabka gobolia Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta baabuur Anbulance ah ku wareejiyay maamulka degaanka Caadda ee woqooyiga Gabiley.
Baabuurkaasi Anbulance ka ayay bulshada deegaanka Caadu si isku tashiya ay dh...
Wednesday, May 11, 2022
Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo ka soo war-bixisa Komishanka Doorashooyinka Qaranka So...
Tuesday, May 10, 2022
Somalia: Wasiir Hore oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo soo saaray qoraal kooban, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Maxamed Cabdirisaaq, ayaa qoraal uu so...