Anigu Ma Ihi Qof Yaraanteedii Bahda Laga Saarayโ Niciima Abwaan Qorane
โAnigu Ma Ihi Qof Yaraanteedii Bahda Laga Saarayโ Niciima Abwaan Qorane
Caawa dad badan ayaa igu soo tag-garaynaya qoraal la leeyahay Naciima ayaa qortay, kaas oo u dhignaa in aan ka baqayo in lay dilo. Anigu warkaas ma odhan...
Monday, May 23, 2022
Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland Oo Cambaaraysay Xukunka Laba Saxafi
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si xoogan u cambaaraynasaa xukunka saaka Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku riddey labada wariye ee Maxamed Cabdi Sheekh Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed Xuseen oo midkiiba ay ku xukuntay halsano iyo afa...
Monday, May 23, 2022
Itoobiya oo Xidhay Taliyihii Ciidamada Gobolka Amxaarada
Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Raโiisal Wasaare Abiy Axmed, ayaa Jimcihii ka soo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan la xidhay, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli la x...
Saturday, May 21, 2022
Faysal Cali Waraabe oo Si Weyn Uga Biyo Diiday Furista Ururrada
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa si wayn uga biyo diiday furista Ururrada Siyaasadda, waxaanu sheegay in furistoodu ay baabbiโinayso Xisbiyada mucaaradka ee hadda jira.
Faysal Cali...