C/raxmaan Saylici Oo Qaabilay Madaxa Sucuudiga U Qaabilsan Afrika
: Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay madaxa boqortooyadda Sucuudiga u qaabilsan wadamadda qaaradda Afrika oo booqasho ku yimid Somaliland.
Kulankaasi oo ka dhacay xafiiska m...
Sunday, June 5, 2022
Hargaysa: Madax Dhaqameed Ka Digay Mudaharaadka Mucaaradku Ku Baaqeen
): Madax dhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka beelaha Koonfurta Hargaysa ayaa ka hadlay mudaharaadkii ay dhawaan ku baaqeen xisbiyadda mucaaradka ah ee Somaliland in ay ka dhigayaan caasimadda Hargaysa.
Xubnahani oo isugu jiray m...
𝗶𝘀𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗥𝗲𝗷𝗷𝗼 𝗫𝘂𝗺𝗼 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮
Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani oo caawa la kulmay Xukuumadda ayaa walaac ka muujiyay Heshiis laga khilaafka ka taagan arrinta doorashada.
Markii ay kulankaasi ka soo baxeen ayay warbaahinta u warameen,...