HOME
Wararka
Articles
Arimaha Diinta
Muuqaalo
Contact
About Us
Wararka
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa kormeer kusoo maray saldhigyada ciidanka...
Monday, July 11, 2022
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi.
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 31...
Monday, July 11, 2022
adaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Madaxda Urur Siyaasadeedyada Cusub!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ...
Monday, July 11, 2022
Wargays Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qoray Somaliland!
Wargays kazoo baxa dalka faransiiska oo dhawaan ka qaybgalay xus loo sameeyay askartii ku geeriyootay dagaalkii labaad ee aduun islamarkaana kazoo jeeday kana tagay dhulka Somaliland. Wargayskan ayaa dawlada faransiiska ugu baa...
Monday, July 11, 2022
Madaxwaynaha Jsl Waxaa Ka Go,an In Uu Reerka Aan Kasoo Jeedo Maynorati Kaga Dhigo, Siyaasada Dalka”Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse
Gudoomiyaha urur siyaasadeed cusub ee gurmad marwo rooda cabdi muuse ayaa ka hadashay kulankii madaxwayne biixi la yeeshay qaarkamid ah masuuliyiintii urur siyaasadeedyada cusub isagoo ka tagay urur siyaasadeedyo kale Marwo rood...
Monday, July 11, 2022
Guddida Diwaangalintu Waxay Baalmareen Inay Dabaqaan Isla Markaana Xaqiijiyaan Waajibaadka Sharci Ee Uu Ku Waajibiyay Xeerku”Gar Yuusuf Biixi.
Garyaqaan Yuusuf biixi ayaa ka hadlay waajibaadka looga baahan yahay gudida diwaangalinta ururada iyo sharciga ay ku ilaalinayaan ururada cusub ee isdiwaan galiyay. Sidoo kale garyaqaan yuusuf biixi ayaa lacagta ay maanta gudid...
Monday, July 11, 2022
Madaxweyne Biixi oo Fariin Adag U Diray Dowladda Sacuudiga
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo saaka shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha, ayaa ka hadlay carqaladda uu maamulka Xamar ku sameeyay dadkii reer Somaliland ee sannadkan...
Monday, July 11, 2022
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!
Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo dhisayo dadka danyarta ah ee degan kaamka hay...
Monday, July 4, 2022
Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub
Shirkada oomaar company ayaa magaalada berbera ka dhagax dhigtay haamo shidaal oo cusub kuwaasi oo ay iska kaashanayaan shirkad kale. Munaasibada dhagax dhiga haamaha shidaalka iyo saliida ee oomaar ayaa waxaa ka qaybga...
Monday, July 4, 2022
Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan Iyo Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadooda!
-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah ayaa xeer ilaalinta Somaliland maxkamada u...
Monday, July 4, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
Wararka
Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo
Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Axkaamta Soonka Ramadaan Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
More Wararka