-
Daawo: Dowladda Sacuudiga oo MUQDISHO ka qaaday dhaawacyada 8 qof
Muqdisho(Haldoor News):-Dowladda Sacuudiga ayaa maanta magaalada Muqdisho diyaarad uga qaaday sideed qof oo qabta dhaawacyo kale duwan, kuwaas oo ku dhaawacmay weerarkii Hotel Xayaat iyo weerarro kale oo Hoobiye loo adeegsaday oo ...
Saturday, October 22, 2022
-
Maraykanka oo mar kale somali badan badan dib ugu soo tarxiilaya Somaliya.
Washington (Haldoor News):-Sannadahan dambe waxaa sii badeyneysay tirade tahriibeyaasha Soomaalida ah ee ku wajahan dalka Mareykanka, kuwaasoo si la mid ah tahriibeyaasha kale ee caalamka safar ku sii mara dalalka Qaaradda Koonfur...
Saturday, October 22, 2022
-
Saddex bilood kadib heshiiskii Xasan Sheekh iyo Kenyatta, yaa guuleystay?
Nairobi (Haldoor News) – Tan iyo markii dib loo furay qaadka Miirooga ayaa waxay Kenya ka heshay dhoofintiisa lacag dhan 4 bilyan oo lacagta dalkeeda ah, oo u dhiganta lacag ka badan 8 Milyan oo dollar.
Madaxa Qaadka Miraa iy...
Friday, October 21, 2022
-
Tartanka loogu Jiro Hanadashada Kursiga Raysal Wasaaraha Uk oo Bilaabmatay
[caption id="attachment_77447" align="alignleft" width="465"] Tartanka loogu Jiro hanadashada Kursiga Raysal Wasaaraha Uk oo Bilaabmatay[/caption]
London (HN):-Liz Truss ayaa iska casishay xilka raysul wasaaraha UK, kaddib 45 maal...
Friday, October 21, 2022
-
Madaxwayne Putin oo tallaabooyin hor leh ku soo rogay gobollada uu Ukraine ka qabsaday
Moscow(Haldoornews):-Ruushka ayaa ku dhawaaqaya in uu xukun militari ku soo rogay afarta gobol ee Ukraine uu ka qabsaday.
Xilli madaxwayne Putin iyo xukuumaddiisa ay wajahayaan cadaadis militari iyo mid dhaqaale ayaa waxaa uu mada...
Thursday, October 20, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama
Boorama(Haldoor News):-Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama oo ay saaka guddida diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranku ka bilaabeen madax taabashada kunka ...
Thursday, October 20, 2022
-
Gudoomiye Xaglo Toosiye oo ka hadlay waxay bulshadu ku dooranayso…Daawo Waraysi
Gudoomiye Xaglo Toosiye oo ka hadlay waxay bulshadu ku dooranayso...Daawo
...
Thursday, October 20, 2022
-
Degmada Badhan Maayir Ina Mooge aan ka dhicin ayay leedahay” Wasiir Mustafe Godane
Degmada Badhan Maayir Ina Mooge aan ka dhicin ayay leedahay" Wasiir Mustafe Godane
...
Thursday, October 20, 2022
-
SOMALILAND : Deegaan uu Ceel ku Yaallo oo hadana Magaalo ka fog looga soo dhaamiyay.
SOMALILAND : Deegaan uu Ceel ku Yaallo oo hadana Magaalo ka fog looga soo dhaamiyay.
...
Thursday, October 20, 2022
-
XOGTA: IRAN oo qaaday Talaabo kale oo xasaasi ah & Gantaalka ay Ruushka u dirayso | Dagaalka Ukraine
XOGTA: IRAN oo qaaday Talaabo kale oo xasaasi ah & Gantaalka ay Ruushka u dirayso | Dagaalka Ukraine
...
Thursday, October 20, 2022
« Previous Page — Next Page »