Xoghayihii Guud Ee Xisbiga UCID Oo Is Casilay
Home Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi uu ka hayay. Sababta keentay inuu iska casilo…
|
Home Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi uu ka hayay. Sababta keentay inuu iska casilo…
Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka soo hor jeestay xeerka Aaga cashuuraha ka caagan oo ay saaka ansixiyeen golahaasi. Xeerkaasi oo muddooyinkanba doodiisa ku guddo jireen goluhu ayay…
Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dhawaan qabanayaan tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka caasimadda Hargaysa. Tartan ciyaareedkaasi ayaa dhex mari doona kooxaha heerka koowaad ee…
Haayadda bisha Cas ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab caafimaad oo loogu tallo galay xakamaynta faafitaanka caabuqa Coronavirus. Agabkaasi oo ka kooban 45 kun oo xabadood…
Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ugu baaq u diray weriyeyaal tabasho ka muujiyay qaabkii uu u dhacay shirkii lagu doortay guddoomiyaha iyo hogaanka cusub. Waxaanu sheegay…
Saraakiisha iyo hogaanada ciidanka booliska Somaliland ayaa dood iyo qiimayn ka yeeshay aqoonta ciidamada boooliska Somaliland iyo qiimayn lagu soo sameeyy gobolada dalka. Kulan ay hogaanka iyo saraakiisha ciidanka boolisku…
Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Markii labaad Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeyntii Dawladaha Hoose Ee degmooyinka Dalka ee uu ka socdo mashruuca GPLGga. Munaasibada lagu shaaciyay qiimaynta degmooyinka dalka…
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa deeq raashin ah uqaybisay 740qoys oo kamid ah yemeniyiinta xaqoontiga ah ee ku sugan Somaliland kaasi oo ay ka kaashadeen haayad maraykan oo iyadu…
Xubno qurbe joogta reer Gabiley ah ayaa maanta qalab iyo dirays gaadhsiiyay dugsi waxbarasho kuu ku yaalla deegaanka Idhanka Deerayahanka oo ka tirsan gobolka Gabiley. Waxaanay dugsigaasi qurbe joogtu soo…
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland ayaa ugu baaqay bulshadda gobolkaasi in ay u diyaar garoobaan diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Iyadoo la filayo in diiwaan gelinta codbixiyeyaashu ay dhawaan ka bilaabmi doonto goboladda…