Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo laba dabaq ah oo loo bineeyey hay’adda dhawrista tayada Somaliland. Dhismahan oo xarun u noqon…
