DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021
: Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021…
