Hawlgal Qashinka Lagaga Nadiifinayo Badda Hoosteeda Oo Lagu Sameeyey Dekeda Berbera Taarikhda Markii Ugu Horaysay Janaalka Maraakiibku Soo Marto!
Taarikhda markii u horaysay Badda Somaliland iyo Janaalka Maraakiibtu soo marto Dekeda Berbera, ayaa lagu sameeyey hawlgal Balaadhan oo lagu madiifinayo Biraha Xashiishka ah oo mudo dheer dhib ku hayey…
