Xukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu Soo Jeediyey Inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Amb. Stephen M.…
