Dawladda Sucuudiga Oo Soo Celisay Xoolo Somaliland Uga Dhoofay
Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay Somaliland dib ugu soo celisay markab sida Xoolo ka badan 17000, Kun oo nee foo Adhi ah. Xoolahan oo todobaadkii hore ka…
|
Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay Somaliland dib ugu soo celisay markab sida Xoolo ka badan 17000, Kun oo nee foo Adhi ah. Xoolahan oo todobaadkii hore ka…
Isu duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Dan oo ka tirsan degmadda Boocame. Xadhig…
Xasan Sheekh iyo Farmaajo Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Farmaajo, isagoona ku eedeeyey inuu Soomaaliya galiyey xaalad hubanti la’aan ah oo mugdi sii…
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka maaliyadda Somaliland. Wasiir Xasan Maxamed Gaafaadhi, waxa uu sheegay…
Madaxweynaha Somaliland, Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee badhtamaha sannadkan qorshaysan la qaatay Badhasaabadda…
Mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay jirto suurtagalnimo heer sare ah oo ku aaddan in xadgudubyo bani’aadannimo iyo dambiyo lagu geystay gobolka Tigray, haddii…
Xisbiga Kulmiye Xisbiga Kulmiye, ayaa soo bandhigay maanta laba murrashax oo miisaan leh oo u kala tartamaya doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa. Kulan ballaadhan oo ka qabsoomay…
Home Latest News Latest Donald Yamamoto Dowladda Maraykanka, ayaa si adag uga hadashay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, taas oo sii xoogaysatay kaddib markii ay dhammaatay muddada xilka Madaxweyne…
Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee goboladda iyo degmooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo berri ka furmaya magaaladda Jig-jiga. Tartankaasi oo noqonaya kii sideedaad ayaa la filayaa inuu si rasmiya u…
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa xoghayaha beerraha ee xisbigaasi u magacaabay Shucayb Maxamed Muuse. Sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo uu soo saaray xisbiga UCID,…