Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Laba Dabaq Ah Oo Loo Bineeyey Wasaaradda Beeraha,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda horumarinta Beeraha, kaas oo laga maalgeliyey…
