Caynaba: Qoysaska Barokaceyaal ah Oo Caawimo La Gaadhsiiyay
Qoysas barokaceyaal ah oo degan Kaam ku yaalla magaaladda Cynaba oo todobaadkii hore ay guryahoodii ka gubteen ayaa loo qaybiyay raashin iyo maacuunka ama weelka wax lagu cunno. Caawimadaasi oo…
