Maamulka Dugsiyada Nuuradiin, Muxuu Ka Yidhi Dhacdadii Maanta Ee Dugsiga Sare iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Maamulka Dugisiyada Nuuradiin Maamulka guud ee Dugsiyada Nuuradiin, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii ay maanta wax uga dhaceen qaybta Wiilashada ee Dugsiga Sare ee magaalada Hargeysa iyo khasaaraha la gaadhsiiyey…
