Burco: Xisbiga UCID Oo Qaabilay Afar Murashax Oo U Tartamaya Goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka
Xisbiga mucaarad ah ee UCID ayaa shalay magaaladda Burco ku qaabilay afar murashax oo xisbigaasi uga kala tartamaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo Wakiiladda ee gobolka Togdheer iyo degmadda Burco. Waxaana…
