|
Articles
-
GORFEYN BUUGGA: MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN AXMED CALI “TUUR”: TAARIIKH-NOLOLEEDKII MADAXWEYNIHII KOOWAAD EE SOOMAALILAND (1991-2003)
November 11, 2022
Qoraha buugga: Cabdiqani Cabdillaahi Aadan. 448 Bog. Hill Press, 2022.
Gorfeyntii: Faysal Cabdi Roble
Taariikhda bulshooyinka laba xoog ayaa sameeya. Xoog waa kan dadweynaha (forces of the masses). Midka kalena w...
Tuesday, November 15, 2022
-
Maxay ku heshiiyeen TPLF iyo xukuumadda Dr. Abiyi Axmed?
Dagaalka labba sanno jirsaday ee u dhaxeeyay Jabhadda TPLF iyo xukuumadda Dr. Abiyi Axmed, ayaa u dhaw innuu soo gabagaboobo kaddib markii heshiish ay wada galeen labbada dhinac. Haddaba; maxaa lagu heshiiyay, siddoo kale, heshiis...
Thursday, November 3, 2022
-
Xogta Shaambooga DOVE Ee Lagu Eedeeyey In Lagu Qaado Cudurka Kansarka
W/Turjumay: Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)
Kambaniga caanka ah ee Unilever waxay dib u ururinayaan si ay suuqyada uga saaraan qaar ka mid ah wax soo saarkooda gaar ahaan Shaambooyada iyo kiriimada jidhka lagu udgiyo sida Dove...
Tuesday, October 25, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Geeriye Wariye Sayid Cismaan Mire…Akhriso Faahfaahinta
Hargeysa(Haldoor News):- Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Geeriye Wariye Sayid Cismaan Mire...Akhriso Faahfaahinta
TACSI MADAXWEYNE: 22/10/2022.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalil...
Saturday, October 22, 2022
-
Gudoomiyihii Talefishanka Horyaal Tv Wariye Maxamed Cisman Mire(Sayid) oo ku Geeriyooday Addis-ababa.
Addis-ababa(Haldoornews):-Illaahay ha u Naxariistee waxaa Addis-abab ku geeriyooday Wariye Mohamed Osman Mire Sayid, ahaana gudoomiyihii Talefishanka Horyaal Tv.
Geeriye Wariye Sayid oo ay warbaahinta ka xaqiijiyeen Bahda Horyaal ...
Saturday, October 22, 2022
-
Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow)
Gudoomiye Riyoraac iyo ficiladiisa Guracan ee aanay kula shaqayn Karin Xubnaha Guddida Doorashooyinka iyo Abaal la`aanta uu ku sameeyay Jufadiisa (Solamadow)
Tan iyo markii uu xilka qabtay Gdoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somali...
Thursday, May 5, 2022
-
Cirro iyo Doorashada Madaxtooyada W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed (Barawaani)
13kii Noofenbar 2017, waxa ay ahayd maalin adag, taariikhi ah, oo qadhaadheyd. Dad badan oo Soomaalilaan u dhashayna ay dacar leefeen; halka kuwo kalena ay man carrabka ku tireen. Waxa ay u ahayd xisbiga Kulmiye doorashadii saddex...
Sunday, October 31, 2021
-
FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS
Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa kumuu haleeleen, ee wuu kugu soo degdegay,GEEDIGII CABDI QAYS...
Thursday, October 21, 2021
-
FOOLAAD IYO FAHAMKAYGII
FOOLAAD IYO FAHAMKAYGII
_=========================
Intii uu ka hilaacay kacaankan buugaag qoristu guud ahaanba magaalooyinka ay soomaalidu degto gaar ahaan ka ka muuqday caasimada somaliland ee ...
Sunday, October 10, 2021
-
Khasaaraha dagaalka Afgaanistaan W/Q: Khaled Bihi
April 14, 2021 ayuu sheegay madaxweyanaha Maraykan ku Joe Biden in Maraykanku ka baxayo dalka afgaanistaan, iyadoo taariikhda ka bixidu ay ka bilaabmayso bilawga bisha shanaad ee sanadkan (May 2021), iyadoo la s...
Sunday, August 29, 2021
Next Page »
|
Wararka
|