Siyaasiyiin Ka Soo Goostay Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani
Hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbiga si ballaadhan ugu soo dhaweeyay siyaasiyiin miisaan culus oo ku soo biiray xisbiga kana soo baxay xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha…
