asiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Waramay Qorshaha Ictiraaf Raadinta Ee Uu Doonayo In Uu Ku Hago Siyaasada Arimaha Dibada
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta Somaliland. Wasiir Ciise Kayd wuxuu sheegay…
