Somalia: Shir Ay Ka Maqan Yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Ka Furmay Muqdisho
Shirka Madaxda Soomaliya Waxaa teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho goor dhawayd ka furmay shir gaar ah oo ay ka maqan yihiin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan ayaa waxaa…
