Golaha Wakiillada Oo Wacad Ku Maray Inay Dib U Eegis Iyo Wax Ka Baddel Ay Ku Samaynayaan Xeerka Axsaabta Qaranka Iyo Guddoomiyayaal Farta Lagu Fiiqay
Xildhibaanada uu hadda wakhtigoodii sii gabaabsiga yahay ee Golaha Wakiillada Somaliland oo sabtidii toddobaadkan lixdii bishan Maarij 2021-ka uu furmay Kal fadhigoodii 45aad, kaas oo ah kal fadhigii ugu dambeeya…
