Xamaaliinta Dekadda Berbera Oo Ka Cabanaya Maamulka Free Zone-ka
:Xamaaliinta ka shaqeeya dekadda magaaladda Berbera ayaa cabasho ka muujiyay maamulka Free Zone-ka. Ururka xamaaliinta Berbera ay ku midaysan yihiin waxay sheegeen in maamulka Free Zone-ka ay doonayaan in ay…
