Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamanka Somaliland oo Geeriyooday
Xildhibaan Bulqaas Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland. Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga loogu qaaday xaalad…
