Dibadbaxyo Ka Dhacay Caasimadda Tigrey Ee Mekelle Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay + Kuwa Ku Dhaawacmay
Wararka ka imanaya gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in hal qof halkaasi lagu dilay. Qofkan ayaa ka mid ahaa dad dibadbax dhigayay oo isugu soo Baxay caasimadda gobolka…
