Yearly Archives: 2021

Guddoomiyaha WADDANI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Gabiley. U jeedada socdaalka weftiga uuhogaaminayay C/raxmaan...

Madaxweynaha Jsl Oo Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday Somalilan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi. Wakiilka...

Walaahi bilaahi gacan baanu wax kaga qabanaynaa haday xishoon waayaan”

     Guddiga nabadgeliyadda ee gobolka Togdheer ayaa soo saaray go’aamo lagu joojinayo barnaamijyo mada-daalo ah oo ay qabtaan hudheeladda magaaladda Burco. Waxaanay guddigu wacad ku mareen...

“Burco ama waxay noqon doonntaa Somaliland ama meel maamul goonniya leh”…

     Mulkiilaha hudheelka Isha Burco oo ku yaalla magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac-karaaciin), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aamo...

Machadka IPCS oo Shir Caalami Ah Ku Soo Bandhigay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay

     Xubno ka tirsan Machadka Nabadda iyo Daraasaadka Khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa ayaa xasuuqyadii ka dhacay Somaliland ku soo bandhigay shir caalami ah oo loo...

Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay taageerayaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro), waxa uu tilmaamay in...

Guddida Doorashooyinka oo Wakhti Kama Dambays Ah U Qabtay Saddexda Xisbi Qaran

     Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay ku soo gudbiyaan liisaska Murrashaxiinta goleyaasha Deegaanka. War qoraal...

Murashax Mustafe Shiraaqle Oo Socdaal Ku Soo Maray Deegaamo Ka Tirsan G. Maroodijeex

     Murashax Mustafe Muuse Shiraaqle, ayaa socdaal uu bulshadda ku wacyigelinayay in qaa5taan kaadhka codbixinta ku tegay deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex. Waxaanay murashaxa iyo wefti...

Golaha Guurtida oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Sahaminta Shidaalka Dalka

     Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay Xildhibaanadu dood adag kaga yeesheen Xeerka Sahaminta Shidaalka dalka. Fadhigan oo shir gudoominaayey gudoomiyaha...

Badhasaabka Sool Oo Kormeeray Goobaha Qaadashadda Kaadhka Codbixinta

     Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kormeer ku soo maray goobaha ay ka socoto qaadashadda kaadhka codbixinta ee jihadda Hadka gobolkaasi. Badhasaabka Sool...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read