Yearly Archives: 2021

Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya oo Maanta Hague Ka Bilaabmaysa

Home      Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Hague ee dalka Holand uu ka bilaabmo dhageysiga dacwada muranka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. Qareenada matalaya...

Markab Weyn oo Sida Wiishashka Dejinta iyo Rarista Koontiinarada oo Soo Gaadhay Dekedda Berbera

     Dekedda magaalada Berbera waxaa maanta soo gaadhay Markab weyn oo lagu magacaabo Shanghai 29 oo siday Wiishashka Dejinta iyo Rarista Koontiinarada ee Dekedda Labaad. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaatay Tallaalka Covid-19

     Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19, sida uu ku shaaciyay barta uu ku leeyahay Facebook. Arrintani ayaa ku...

Somaliland oo Sahamin Ku Samaynaysa Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Covid-19

     Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay  Xanuunka Covid-19. Sahamintan oo ay gacan ka gaysanayso hay`adda caafimaadka...

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Loo Qaybiyay Waxka-Bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha Rayidka

     Hargeisa  Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ayaa loo qaybiyay waxka-bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha rayidka ah xeer lambar 31/2021. Fadhigan ay yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Laga Helay Coronavirus

     Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylic), ayaa shaaciyay in uu ku dhacay xanuunka safmarka ah ee Coronavirus. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa sidan...

Berbera: Derawaladda Gaadiidka Dadweynaha Oo Ka Cabaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

Home       Gaadiidleyda ka dhex shaqeeya magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qiimaha lagu iibiyo shiidaalka oo ay sheegeen inuu si...

Somaliland: Guurtidda Oo Dood Ka Yeeshay Rebshadihii Ka Dhacay Dugsiyadda Gaarka Loo Leeyahay

Home  Latest News      Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladaha guud ee amniga ee caasimadda Hargaysa iyo dhacdooyinka inta badan ka dhaca iyo...

Kenya Oo Ka Baxday Dhageysiga Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

     Dawladda Kenya ayaa si lama filaan ah isaga baxday dhageysiga kiiska muranka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya. Sida ay warbaahinta Kenya ku warantay dawladda Kenya...

Hargaysa: Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan+Sawirro

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay munaasibad lagu shaacinayay murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan, oo u sharaxan golaha deegaanka caasimadda Hargaysa, kana sharaxan xisbiga...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read