Yearly Archives: 2021

Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda

Home  Latest       Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa kulan hawleed ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda ka furay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi ayay u  jeedadiisu...

Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”

“Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”      “Dadkeena reer-guuraaga ah %70 way harraadan yihiin” Madaxweynaha oo...

Xoghayaha Warfaafinta UCID Oo Farriin U Diray Masuuliyiinta Xisbiga Ee Goboladda

Xoghayaha Warfaafinta UCID Oo Farriin U Diray Masuuliyiinta Xisbiga Ee Goboladda By admin - March 16, 2021 0 172      Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa fariin ku aadan arrimaha doorashooyinka u diray...

Tirada Bukaanada Cisbitaaladda Somaliland U Jiifa Xanuunka Covid-19 oo La Shaaciyay

Home  Latest News Latest News Tirada Bukaanada Cisbitaaladda Somaliland U Jiifa Xanuunka Covid-19 oo La Shaaciyay By Wararka Maanta - March 16, 2021 0 1025      Hargeisa (Hargeisa Press) – Agaasimaha guud ee wasaaradda...

Booyadaha Biyaha Oo Ka Cabanaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

Zx?ogan ee  maalmahaanba ka soo yeedhaysa gaadiidleyda kala duwan ee shacabka ee ku nool dalka ee la xidhiidha kor u kaca ku yimid qiimaha...

Hargaysa: Beel Qado-sharaf Ku Maamustay Hogaanka Xisbiga WADDANI

     Xubno kamida qurbo-joogga Beesha Toljecle, ayaa munaasibad Munaasibad Qado-sharaf ugu sameeyey Magaalada Hargeysa hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Munaasibadan waxaa soo qaban...

Dalalka Germany, France, Italy iyo Spain oo Joojiyay Isticmaalka Tallaalka AstraZeneca

     B Dalalka Germany, France, Italy iyo Spain ayaa hakiyay isticmaalka tallaalka COVID-19 ee ay sameysay shirkadda AstraZeneca, kadib markii ay soo baxeen warbixino sheegaya waxyeellooyin...

Guddiga Doorashooyinka oo Cayimay Goobo Gaar Ah iyo Maalmo Loo Kordhiyey Sool, Sanaag iyo Saaxil

     Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo gebo-gabeeyey qaybinta Kaadhka Codbixinta, ayaa maalmo u kordhiyey, goobo gaar ahna u cayimay gobollada Sool, Saaxil iyo Sanaag...

“Waa nasiib darro in Somaliland noqotay dalka ugu shiidaalka qaalisan

     Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xukuumadda talladda Somaliland haysa ku dhaliilay in ay ka gaabisay wax ka qabashadda korodhka ay shirkadaha soo dejiyaa...

Taiwan oo Soo Dhawaysay Wakiilka Imaraatku U Soo Magacaabay Somaliland

     Wakiilka Taiwan u fadhiya Somaliland Allen C. Lou ayaa soo dhaweeyay Wakiilka Imaraat ku u soo magacabay Somaliland. Wakiilka Taiwan ayaa qoraal uu ku qoray...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read