Yearly Archives: 2021

Ciidamadda Booliska Somaliland oo Xabsiga Dhigtay 8 Arday oo Waxka Barta Dugsiga Salaama

Ardaydan ay ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen ayaa waxa ay tiradoodu ahayd sideed Arday. Waxanay Ardaydani ay qorsheynaayeen in ay dibad-baxyo ka sameeyaan iskuulka Salaama,...

Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho

     Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho, waxaana salaada janaasada ka qeyb-galay Madaxweynaha...

Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Baaq U Diray Xisbiyada iyo Komishanka Doorashooyinka

     Mujaahid Cabdisalaan Maxamuud Jaamac (Cabdisalaan-Turki), oo ka mid Mujaahidiintii SNM, ayaa ka digay wax kasta oo nabadgalyada iyo xasiloonida dalka khal-khal ku keenaya, waxaanu...

Maxbuuskii 20 Sano Ku Xidhnaa Xabsiga Hargeysa oo Lacag Lagu Wareejiyay

     Maxamed Muuse Gamteesa oo ahaa nin ka soo jeeda Qowmiyada Oromada oo xabsiga Hargaysa laga sii daayay kadib muddo 20 sano ah oo uu...

Xifdiga Quraanka Oo Lagu Soo Darayo Manhajka Waxbrashadda Dugsiyadda Somaliland

     Manhajka waxbarashadda dugsiyadda hoose, dhexe iyo sare ee Somaliland ayaa shuruud looga dhigay in ardaydu ay xifdiyaan barashadda quraanka kariimka ah. Gaar ahaana fasaladda dugsiga...

Iska Hor Imaad Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Laascaanood

Home       Hal qof ayaa ku geeriyooday laba kalena waxaa soo gaadhay dhaawacyo iska hor imaad maanta ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Sool. Iska hor...

Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Magaaladda Badhan

     Xaalad biyo la’aan aad u daran ayaa laga soo sheegayaa magaaladda Badhan oo ay haatan bulshadeedu la daalaa-dhacayaan xaaladaasi soo food saartay. Waxaana sidoo kale...

Xamaaliinta Dekadda Berbera Oo Ka Cabanaya Maamulka Free Zone-ka

     :Xamaaliinta ka shaqeeya dekadda magaaladda Berbera ayaa cabasho ka muujiyay maamulka Free Zone-ka. Ururka xamaaliinta Berbera ay ku midaysan yihiin waxay sheegeen in maamulka Free...

DAAWO;-Siyaasi Ismaaciil Bubaa Oo Wax Laga Waydiiyay Aragtidiisa Rasmiga Ah Ee Uu Ka Aminsan Yahay Qadiyada Somaliland!

Siyaasi Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa wax laga waydiiyay dareenada ka dhashay hadal maalin dhawayd uu warbaahinta uu...

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Liiska Musharixiinta Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka

Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay wakhtiga kama danbaysta ee falaylasha ka qabanayaan musharixiinta isagoo ku wargaliyay in ay ugu danbayso maalinta...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read