Yearly Archives: 2021

Dowladda Imaaraadka oo Ganacsade Maxamed Aw Siciid Siisay “Golden VISA

     Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa Ganacsade Maxamed Aw Siciid Geeddi oo ah Guddoomiyaha shirkadda MSG siisay dal ku galka dahabka ah ee UAE ee loo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loo Sameeyay Wakaalladda Biyaha Berbera

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey Wakaalladda Biyaha...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dayn Cafin Ah

     Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxeexday Heshiis ku saabsan dayn deyn cafinta Soomaaliya. Waxaa Soomaaliya heshiiskan u saxeexay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...

Xuska Dheemintii Nabi Muxammad (N.N.K.H) oo Hargeysa Lagu Qabtay

     Waxaa maanta magaaladda Hargeysa lagu qabtay munaasibad lagu Xusayay maalinta Micraajka Rasuulka (Scw) oo ahayd Maalintii Nabi Muxammad loo Dheelmiyey Samada sarre halkaas oo...

Warbaahinta Dunida oo Waxka Qoray Hadal Ku Jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Baarlamanka

     Warbaahinta dunida qaarkood, ayaa wax ka qoray hadal ku jiray Khudbad-sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Toddobaadkan u jeediyey labada Gole ee Baarlamaanka. Madaxweynaha...

Xukuumada Oo Ka Hadashay Muda haraad Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Dugsiga Salaama Iyo Amarada Ay la Dul Dhigtay Dugsiyada.

Ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama ee magaalada hargaysa ayaa manta sameeyay mudo haraad ay kaga cabanayaan iskuulkooda kaasi oo ay ciidamada amaanku ka...

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka

Gudoomiye kxigeenka kowaad ee xisbiga xaakimka kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa musharixiinta ku war galiyay maalinta kama danbaysa ee xisbiga liiska musharixiinta ugudbinayo komishanka Sidoo...

Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay Dalab Loosoo Jeediyay.

: Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay Dalab Loosoo Jeediyay.

Gudidii Loo Magacaabay Dhacdadii Dugsiga Nuuradiin Oo Go,aamo Soo Saaray

Gudi uu wasiirka wasaarada waxbarashadu umagacaabay dhacdadii ka dhacay dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa inamada ayaa soo saaray awaamiir la xidhiidhka wixii dugsiga ka...

DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta!

Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay  xubinimadii xisbiga wadani oo uu...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read