Yearly Archives: 2021

Madaxwayne Biixi Oo Lafilayo In Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumadiisa+ Tirada Xilalka Banaan Ee Ubaahan In La Buuxiyo!

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu dhawaan isku shaandhayn ku samaynayo Xukuumaddiisa. Ma jiro War rasmiya oo Madaxtooyadu ku shaacisay arrintaasi,...

DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa

Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo  masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa. Waxaana munaasibadan...

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-Fadhigooda 45aad

     Fadhigaas waxa shirgudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilaada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ku sugnaa 42 xildhibaan, in ajandahaas la ansixiyo waxa ogolaaday 41 xildhibaan,...

DAAWO;-Gabadh Ka Tirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Sheegtay In Ay Shaqadii Iskaga Tagtay Tacadi Lagula Kacay Awgeed.

Xamda xuseen oo kamid ahayd shaqaalaha wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa shaaciyay in ay gabi ahaanba iskaga tagtay shaqadii wsaarada iyadoo sheegtay in ay...

Tuesday, March 9, 2021 “Waxaa Loo Balansanaa In La Ansixiyo Ajandaha Golaha,Waxaase Buuxsamayi Waayay Kooramkii”Gudoomiye Baashe. HARGAYSA(W,N)-

Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa dgniin udiray xidlhibaanada golaha wakiilada ee ka maqnaa  fadhigii manta ee golaha oo uqabsoomi waayay kooram la,aan Sidoo kale gudoomiye baashe...

DAAWO;-Wiil Reer Somaliland Ah Oo Ikhtiraacay Ama Hindisay Gaadiid Iyo Qalab Cajiib Ah

DAAWO;-Wiil Reer Somaliland Ah Oo Ikhtiraacay Ama Hindisay Gaadiid Iyo Qalab Cajiib Ah.

DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Gabadh Katirsanayd Shaqaalaha Wasaarada Oo Sheegtay In Tacadi Lagula Kacay.

Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa iska difaacay eedo uga yimid masuuliyiinta wasaarada ugu sareeya gabadh katirsanyd shaqaalaha wasaarada oo sheegtay...

Golaha Wakiillada Oo Wacad Ku Maray Inay Dib U Eegis Iyo Wax Ka Baddel Ay Ku Samaynayaan Xeerka Axsaabta Qaranka Iyo Guddoomiyayaal Farta Lagu...

Xildhibaanada uu hadda wakhtigoodii sii gabaabsiga yahay ee Golaha Wakiillada Somaliland oo sabtidii toddobaadkan lixdii bishan Maarij 2021-ka uu furmay Kal fadhigoodii 45aad, kaas...

Faah-faahino Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane Ee Magaalada Muqdisho

dheeraada ayaa  kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay madaafiic lagu garaacay xarunta xalanle ee fadhiga dawlada iyo haayadaha caalamiga ah ee magaalada muqdisho. HALKAN KAGA BOGO...

Halkan Ka Akhri; Nuxurka Khudbad Sanadeedkii Madaxwayne Biixi Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Jsl.

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,Muuse Biixi Cabdi Isniin, 08 March 2021  Shir-guddoonka Golaha Baarlamaanka JSL,  Mudanayaasha Golaha Barlamaanka ee Sharafta Leh,  Guddoomiyaha Maxkamadda...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read