Yearly Archives: 2021

Xildhibaano Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxweynaha Jsl Ka Horjeediyay Labada Gole.

Xildhibaano Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxweynaha Jsl Ka Horjeediyay Labada Gole.

Monday, March 8, 2021 Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Tirada Dadkii Iska Diwaan Galiyay Gobolada Somaliland.

Komishanka doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay tirade arasmiga ah ee dadkii iska diwaan galiyay gobolada Somaliland 2021 HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA;  Follow  wajalenews@gmail.com Related Komishanka Doorashooyinka...

Madaxwaynaha Jabuuti Oo Sheegay Somaliya Iyo Kenya In Ay Ku Khasban Yihiin Inay Wada Shaqeeyaan

Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar oo lalyeeshay waraysi ayaa kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidhka geeska isagoo sheegay in ay wada shaqaynta...

DAAWO;-Khudbadii Madaxwayne Biixi Ka Horjeediyay jeediyay Labada Gole Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!

Madaxwaynaha somaliand ayaa manta khudbad sanadeedii ka hor jeediyay laba gole ee baarlamaanka Somaliland taasi oo uu kag hadlay arimo door ah sida,doorashooyinka,waxa uqabsoomay...

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Wajaale Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Maxamuud Aw Daahair Oo Katirsanaa Bahda Dhaqanka Jsl.

Waxaana Aaska marxuumka ka qaybgalay maamulka gabiley,ka wajaale, madaxdhaqameed iyo guud ahaan shacabka gobolka gabiley. Waxgaradka ,maasuliyiinta iyo badi dadkii ka hadlay aaska marxuumka ayaa...

Agaasimaha W. Deegaanka Oo Ceel-Afweyn Ka Dhagax Dhigay Xarunta Tarminta Dhirta

    Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa degmadda Ceel-Afweyn ka dhagax dhigay xaruntii saddexaad ee kobcinta dhirta. Waxaana agaasimaha guud dhagax...

Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Sii Daynta Murashaxiintii Ka Xidhnaa

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay sii daynta laba murashax oo xisbigaasi ka tartamayay oo...

Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Saraar

       Xaalad abaareed iyo biyo la’aaneed oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa goboladda bariga Somaliland gaar ahaana gobolka Saraar. Guddoomiyaha gobolka Saraar Maxamed Cismaan...

Hargaysa: 48 Arday Oo Ku Dhaawacmay Dhisme Dab Ka Kacay

    Ilaa 48 arday ayay dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen kadib markii dhisme ay wax ku baranayeen uu Dab ka kacay magaaladda Hargaysa. Dhismaha Dabku...

20 Qof Oo Ku Geeriyooday Qaraxyo Ka Dhacay Dalka Equatorial Guinea

     In ka badan 20 qof ayaa ku geeriyooday qaraxyo is xig xigay oo maanta ka dhacay magaaladda Bata ee dalka Equatorial Guinea. Sidoo kale waxaa...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read