Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday.
Cabdiraxmaan Caynte wuxuu sidaas ku sheegay...
Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.
Tiro-koobkaasi oo ka kooban laba qaybood ayaa loo samayn doonaa...
Home
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Ababu Mamwamba, ayaa kulan la yeeshay diblomaasiyiin uu ku jiro qunsulka cusub ee Kenya u soo dirayso...
Michael Rubin oo ah Diblumaasi Mareykan ah isla-markaana ka Tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale wax ka qoray sida Dowladaha reer galbeedka...