Â
Guddiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland oo Baaq Nabadeed u diray ardaayada beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay degaanka Xudun ee gobolka Sool.
Xoghayaha...
    Waxaa maanta si rasmiya uga furmay magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda shirka dhalinyaradda qaaradda Afrika.
Shirkaasi waxaa ka qayb galay masuuliyiin iyo dhalinyaro ka...
   Â
Wargeyska The Tennessee Tribune oo ka soo baxa dalka Maraykanka, ayaa war-bixin dheer ka qoray Doorka Dawladda Imaaraadka Carabta oo Saaxiib dhow la ah...
   Â
Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayay in ka badan 30 sano, ayaa maanta u geeriyooday dhaawac...
   Â
Badhasaabka gobolka Sool ayaa sheegay in ciidamo xoogan ay geeyeen Ceelka Dhabar Dalool oo ka tirsan degmadda Xudun oo ay dhawaan ku dagaalameen maleeshiyo...
   Â
Qiimaha maciishadda la quuto ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn kor ugu kacay, xili lagu guddo jirro bisha barakaysan ee Ramadaan.
Taasoo lagu sababeeyay in...
   Â
Xubno isugu jiray madax dhaqameed iyo odayaal ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto cabasho ka soo yeedhay ganacsatadda loo yaqaano Geelleyaasha...
   Â
Dawladda Qadar ayaa iska difaacday eedo uga yimid safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz.
Qatar waxay beenisay inay jiraan lacago...
   Â
Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay digniin culus ka soo saartay khatarta Roobab waa weyn oo mahiigaano ah oo ku soo fool leh dalka.
Wasiirka beeraha...
HomeÂ
   Â
Barnaamijka Afurkalaal Oo Ay Soo Agaasimeen Dhalinyaro Mutadawaciin Bisha Barakaysan ee Ramadaan Ayaa Raashin loogu Qeybiyay Qoysaska Danyarta ah Kaasi oo ay iska Kaashadeen...